top of page

Aduun waagii baryaba

ruuxba waayo qabeeè

​

ma wanaajo nasiibku

waligii labo ruuxa

waqti kaama xishoodo

​

ana weerka jaceyl baa

laygu wiirsanaayee

nabsi ha iga walwaalan

​

wiilashii indhaheygoow

weedh xun kaa fili maayee

                  2x

kuma waayay kaalay

kuma waayay kaalay

​kuma waayay kaalay

kuma waayay kaalay

​

        NEXT PAGE

​

Aduun waagii baryaaba

weji buu ku tusaayee

​

walwal baa igu taagan

walbahaar iyo yaab

war miyaanad ka hayn

               2x

​

wadnaheygu siduu

u wareemay jaceyl 

ama iga wareershay

​

wiilashii indhaheygoow

weedh xun kaa fili maayee

                2x

​

kuma waayay kaalay

kuma waayay kaalay

kuma waayay kaalay

​kuma waayay kaalay

 

​

Aduun waagii baryaba

bottom of page